Gudigii loo saaray Sarifka Lacagaha oo go’aamo soo saaray?

Gudigii loo saaray Sarifka Lacagaha oo go’aamo soo saaray?

1.Cashuurta Dekadda oo lagu qabto 20% Shillin Soomaali.

2.Shaqaalaha oo mushaharka lagu siiyo 20% Shillin Soomaali.

3.Adeegyada Lacagta mobile-ka (Sahal iyo E-Dahab) oo sidoodii lagu celiyo.

4.Sariflayaasha waa inay ruqsad haystaan.

  1. Cashuuraha Dowladdaha hoose oo Shillin Soomaali lagu qaadayo.

6.Sarifka oo uu jaangoynayo lana soconayo Bangiga Dowladda.

  1. Kalsoonida isticmaalka Shillin Soomaaliga oo ay kawada shaqeynayaan Dowladda iyo Ganacsatada.
  2. Lacagaha ku badan Suuqa ee Shillin Soomaaliga ah oo lagu xereeyo Bangiga Dowladda, iyo in la mamnuucay lacag Loo kala raro Gobolada.