Halkee marayaa dhismaha garoonka diyaaradaha Gaalkacyo?

Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo dhamaystirkiisa waa in ganacsatadu Dowlada ku garab siisaa oo loo wada istaagaa.

4 ilaa 6-Milyan oo dolar,ayaa dhmaystiri karta.

Amak Bank,Iftin Bank,Opec,Macruuf,Shell,Alfadli,Kebarco,Tawakal Bank,Wadaagsin iyo kuwa kale oo badan.

Dhamaantood waxaa leh reer Mudug waxayna heli karaan dhaqaalahaas garooonku ubaahan yahay.

Garoonku deeq uma baahna ee maalgashi,ayuu leeyahay.

Jibril Qoobey.