Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Deni Ee Gobolada Karkaar,Bari iyo Sanaag?

Madaxweyne Deni Qardho,ayuu gaaray waxuuna kuliyada xorgoble ugu soo xirayaa Ciidan Boolis cusub ah oo gaaraya 500-askari.

Kadib Madaxwrynuhu wuxuu usiigudbbayaa Carmo oo Kuliyada Booliska Carmo iyadana ugu soo xirayo 200 oo sarkaal.

Ugu danbayn Madaxweyne Deni waxuu tagi doonaa Badhan oo ay diyaar ku yihiin 400-askari oo Daraawiish tababarkii dhamaystay ah.

Puntland waxay si xawli ah kuwadaa dib uhabaynta Ciidankeeda kala duwan.

Jibril Qoobey.