Puntland:-Kala shaqee Ciidamada sugida Amniga

Wac lambarkan gaaban ☎️ 3️⃣3️⃣1️⃣1️⃣ Muwaadin oo la wadaag ciidanka PMPF falalka lidka ku ah amniga iyo xasiloonida xeebaha iyo dhammaan deegaanada Puntland.

Wadashaqaynta shacabka iyo Ciidanka,ayaa sal u ah horumarka Dowladnimada.