Seneterad Shukri Camey oo si adag ugu jawaabtay Wasiir la helow

Jawaab adag bay siisay Seneterad Shukri Camey wasiirka arimaha dibada ee Fadaraalka oo sii daayay hadal umuuqday in uusan miyir qab uga imaan oo ku wajahnaa Puntland iyo Jubaland,waxsyna tiri…

Walalkeey Wasir Mohamed Abdirisak ma isweydiisay sababta,ay Puntland u didan tahay?

Wasiir Wasirkii arrimaha Dibadda ayaan kugu ogaye,aaway Wasirka arrimaha gudaha ee qabilsana hoolwlahan?

Saca toobinta ka daa,Puntland waxaan Somali weyn dan u ahayn ma qaadanayso Puntland dan u ahayn.

Anagaa siyaasiyiintoodi ah iyo Somaliweyba ,Puntland doorasho diyaar beey u tahay una ahayd,Wasirka Arrimaha Gudaha u u diro Villa Somalia halaga helo markaas☆

Let us know and relax aboowe, meel aad u dheer ayaa laga keenay,sahal kuma imaan Puntland…….

Shukri Camey.