W.Maaliyada oo amartay fulinta Go’aamadii xalinta Sicirka Sarifka

Waxaa maanta oo Isniin ah, bishuna tahay 18/01/2021 kulmey Guddiga Xalinta Dhibaatadda Suuqa Lacagaha ee Puntland.

Guddiga ayaa waxay guddo galeen qaabki loo fulin lahaa go’aamaddii ay soo saareen.

Waxaa maantaba shaqo bilaabey Bankiga Dowladda iyo Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa waxa uu soo dhoweeyey go’aanka Guddiga, wuxuuna Amrey in hay’adaha ay quseyso, ay fuliyaan Go’aamadda kasoo baxay Guddiga.

Madaxweyne Dowladda Puntland wuxuu Guddiga u sii xilsaarey xaqiijinta fulinta go’aamadda.

Hon Cabdi Qowdhan Warsame