Waa kuma Ninka Nisa uqaabilsan Puntland iyo Somaliland??

Waxaa jira Nin la yiraahdo Maxamed Shiikh Maxamuud (Qaylo) qabiilkiisuna yahay Cismaan Maxamuud,isxul,reer Nuur.

Ninkaas waa shakhsi aad saamayn badan ugu leh Deegaanada Puntland iyo Somaliland xaga Wardoonka.

Qaylo,ayaa ku xiran Fahad Yaasiin waxuuna u qaabilsan yahay shaqaalaysiinta Dhalinyarada reer Puntland ee firfircoon iyo kuwa reer Somaliland.

Magaalooyinka uu ka shaqo galo waxaa ka mid ah Gaalkacyo,Garowe,Qardho,Bosaso,Laascaano,iyo Ceerigaabo.

Qaylo waxuu kaloo tagaa Hargeysa,isagoo dhanka Dhulka sii mara.

Ibraahim Siciid Saalax,ayaa ka mid ah Dhalinyarada reer Puntkand ee uu shaqaalaysiiyay.

Sidoo kale waxuu toos ugu xiran yahay Talyaha Police-ka Puntland Cabdi-yare.

Hawlgalka Ninkan waa mid aad ubalaaran oo khatartiisa leh,bishi mar,ayuu Deegaanada Puntland iyo Somaliland yimaadaa.

Ninkan waxuu xiriir sal weyn ku dhex leeyahay Ururada Daacish iyo Al-shabaab.

Sidoo kale waxuu aad uraadiyaa xogaha Imaaraadka Carabta,Dekadaha iyo garoomada Puntland iyo Somaliland.

Waa muhiim in Hay’ada Pisa ee Puntland uqaabilsan Sahanka iyo Wardoonka ka hawlgasho xogta Ninkan.

Jibril Qoobey.