Duqa Cusub ee Gaalkacyo oo Xilalkii la wareegay

Xafalada Xilwareejinta Duqa Cusub ee Degmada Gaalkacyo ku xigeenkiisa iyo Xoghayaha Degmada Dowlada hoose ayaa waxa ay ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Magaalada gaalkacyo waxaana joob joog ahaa Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Gudoomiyaha Gobalka Mudug iyo labadiisa ku xigeen Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka waxgarad Culumo udiin iyo Shacab .

Duqa Cusub ee Degmada Gaalkacyo Maxamuud Cabdnuur Aadan ayaa si rasmi ah xilka waxa uu kala wareegay Duqii Hore ee Degmada Saahid Maxamuud Cali

XAFIISKA WARFAAFINTA DEGMADA GAALKACYO