Video:-C.C.Warsame oo ku tilmaamay W.Warfaafinta kii Sadaam Xuseyn maalmihii udanbeeyay

Wasiirkani wuxuu i soo xusuusiyey nin xilligii uu Sadaam Xuseen sii dhacayey warfaafinta u qaabilsanaa oo Maxamad Saciid Saxaaf la oran jiray. Wuxuu caan ku ahaa in afkiisu iyo dhegihiisu is maqal. Ninkani waa sidii oo kale, wuxuu dafirayaa in wiilal Soomaaliyeed tababar loogu qaaday Eritrea, haddana wuxuu beeninayaa in wiilashaasi dagaalka Gobolka Tigreega ka socda ku go’een.

Halkan ka daawo muuqaalka