Biden oo si rasmi ah loogu dhaariyay Madaxweynaha Maraykanka Posted By: Jibril Qoobey January 20, 2021 Joe Biden ayaa si rasmi ah u noqday Madaxweynaha 46-aad ee Mareykanka. Biden oo 78 jir ah, waa madaxweynihii ugu da’da weynaa Mareykanka ee xilkan qabta. Share this:TwitterFacebook