Video:-Duqa cusub Ee Gaalkacyo oo shaqadiisii guda galay

Maamulka cusub ee la wareegay hogaaminta Dowlada hoose ee Gaalkacyo,waxaa looga fadhiyaa isbadal muuqda.

Bilicda Magaalada,ayaa laga rabaa in uu waxkaqabto,isla markaana amaanka door ka qaato.

50.-Shaqaale ah iyo Miisaaniyad 71000$ ayay la wareegeen maamulka cusub.

45-cisho ee ay haystaan waxay ka dhigan karaan fursad ay isku muujiyaan oo ku galaan doorashada.

Halkan ka daawo muuqaalka