Video:-Ku dhawaad 600-Askari oo tababar ugu soo idlaaday Badhan

Ciidankan oo dhamaystay tababarkoodii,ayaa ku jira isu diyaarintii munaasabadii loogu soo xiri lahaa tababarka.

7-beri kadib sida qorshuhu yahay Madaxweyne Deni,ayaa tagi doona Badhan una soo xiri doona tababarka.

Ciidankan kadib Dugsiga Jeneral Giriin waxaa ku xaroon doona Booliska Gobolka Sanaag oo tababar iyo qalabayn loo samayn doono.

Halkan ka daawo muuqaalka