Video:-Muxuu ujeedka Odoyaal ku shiray Gaalkacyo?

Fiiro gaar ah ayay mudan yihiin Odoyaashan!!

Alshabaab waxay soo qaadeen dagaal rogaal celis ah.Maamulkii Galmudug intiisa badan gacanta ayay ku dhigeen Alshabaab!!

Amniyaadka Alshabaab waxay si xoog leh ugu soo gudbeen Puntland,gaar ahaan Gaalkacyo.

Qaraxyada maanta iyo xogihii soo baxayay maalmahan waxay muujinayaan qorshayaasha cusub ee Alshabaab.

Odoyaashan hadlaya waa kuwii hada ka hor Bariire tagay heshiiskana lasoo galay Alshabaab.

Sida xogta aan ku helay Alshabaab,ayaa amar soo siiyay markale Shirkana waa lagu amray.

Qorshe soo socda oo qayb ka ah hawlgalka rogaal celinta Alshababaab ayay hordhac uyihiin Odoyaashan!!

Laamaha amaanka waa in loo xoojiyaa,gaar ahaan PISA qaybteeda Mudug.

Sida Alshabaab isku soo abaabulay waa in laga jawaab celiyaa oo guulihii dhabarka looga jabiyay la ilaashadaa.

Halkan ka daawo muuqaalka