Goormuu qabsoomayaa Shirka Madaxda Somalida ee Arimaha doorashada?

Caawa waxaa la filayaa in beesha caalamku ku dhawaaqdo xiliga uu dhacayo Shirka madaxda Somalida ee lagu xalin doono muran doorashada.

Dhamaan dhinacyada Somalidu waxay aqbaleen kasoo qaybgalka Shirkaas ay beesha caalamku abaabushay.

Farmaajo horay waxuu ugu faani jiray in Somalida la dhexgeli doonin oo Dowladiisu nabadoonimo ku shaqayn doonto.

Jibril Qoobey.