Qoor-qoor oo looga digay qabashada doorasho hal dhinac ah

Swan waxuu farta ka saaray Qoor-qoor fariinta beesha caalamka ee ah in uusan isku dayin qabashada doorasho hal dhinac ah.

Sida warku sheegayo Qoor-qoor waa aqbalay,waxuuna balan qaaday in uusan wax doorasho ah oo aan laysku raacsanayn qabanayn.

Sidoo kale Laftagareen isagoon doorasho qaban,ayuu maanta Turkiga uga siibtay Farmaajo.

Farmaajo waxaa ku dhacay waxuusan filayn gacantiisana waxaa ka baxay wax walba oo uu isku badbaadin karay.

Jibril Qoobey.