Video:- Jubaland oo si buuxda ula wareegtay Beledxaawo iyo dagaalka oo ka socda daafaha Magaalada

“Ciidankeenna Jubbaland Fariisin ay lahayeen ayeey soo weerareen Jabhada Gedo diyaarada lagu geeyay waxaana arrintaas ay dhashay in dagaalka ku faafo Degmadda Beladxaawo ciidanka Daraawiishta Jubbalandna ay la wareegaan qeybaha kala duwan ee degmadda,iyadoo rasaasna wali la maqlayo laakin saraakiisha Jubbaland waxa ay inoo sheegeen in ay magaalada gacanta ku hayaan”.Ayuu yiri Maxamuud Sayid Aadan oo BBC-da la hadlay.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.youtube.com/watch?v=v95Mr4F-Jx4&feature=share