Video:-Qaraxyo door ah oo lagu qabtay Gaalkacyo

Ciidamada amaanka Puntland qaybtooda Mudug ka hawlgasha waxay gacanta ku dhigeen 8-Qarax oo Alshabaab ay qorshaynayeen in ay ku wax yeeleeyaan Bulshada iyo maamulkooda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka