Deni oo qaabilay Madaxa Hay’ada horumarinta Talyaaniga

Garoowe: 25 January 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Hay’adda Horumarinta ee Talyaaniga Guglielmo Giordano iyo wafdi uu hoggaaminayo.