Goormuu qabsoomayaa Shirka Madaxda.D iyo Dowlada Fadaraalka?

Shirka Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Fadaraalka Iyo Dowlada Federaalka waxuu Mogadishu ka furmi doonaa 2/2/2021.

Sidoo kale waxaa la Magacaabi doonaa isla taariikhdaas Guddiyadii ka harsanaa Liiska Guddiyada Doorashada.

Xogtaan wax waa iska badali karaan Balse waxaan ka helay masuul lagu Kalsoonaan karo.

Jibril Qoobey.