Hogaamintii siyaasada dalka Jubaland iyo Puntland miyaa la wareegay?

Puntland iyo Jubaland”

6-Qodob oo la taaban karo ayay Pl iyo Jl ku guulaysteen hogaankii siyaasada iyo badbaadiyayaashii Qarankana ku noqdeen.

Dalka waxay keeneen meel doorasho xor ah oo xalaal ah ay uga dhici karto.

1.Badbaadiyayaasha Dalka iyagaa noqday.

2.Qodobadii 3-ahaa waa loo fuliyay

3.Shirka Xamar ka dhacaya Swan iyo Yamamoto,ayaa damaanad qaaday fulinta waxii kasoo baxa.

4.Shirka Muqdisho waxaa abaabulay beesha caalamka.

5.Farmaajo iyo Rooble oo taagan waxna dhaqaajin waayay,waxaa wada xaajooday beesha caalamka iyo Pl iyo Jl oo xal gaarsy.

6.Dalku doorasho awood musharax oo kaliya uu ku leeyahay Farmaajo,ayuu galayaa.

Dowladnimada Somaliya ha guulaysato.

Jibril Qoobey.