Video:-Nabar iyo Naxdin oo ku dhawaaqay in Jabuti cadow Somaliyed ay tahay!!!

Cadowgu waa Jabuti qofkii taageeraa waa Qaran dumis sababtoo ah danihii Xafidulaahi Madaxweynaheena cirka laga soo halgaaday Farmaajo ayay ka hor timid!!

Aragtida ay hada rabaan in ay gadaan Nabar iyo Naxdin waa in Itoobiya Walaalaheen ay tahay Jabutina tahay cadow Somaliyed.

Halkan ka daawo muuqaalka