Farmaajo ka dhuuntay Kulankii galabta ee Beesha caalamka

Galabta ayay beesha caalamku la balan sanayd Farmaajo,balse waa la waayay!!

Kadib fariin,ayuu soo diray uu beri subax ku sheegay in uu diyaar yahay.

Kulanka beri beesha caalamku waxay Farmaajo hor dhigaysaa 4-qodob oo kala ah…

1.Heshiiskii 17-kii Sep waa in sidiisii loo fuliyaa.

2.In uu ku dhawaaqo Shirka xalinta tamashada doorashada.

3.In laga wada xaajoodo 3-dii qodob ee horay layskugu hayay.

4.Ma jiri doonto wax la yiraahdo 13-Kursi oo Aqalka sare.

Kulankaas kadib Newyork waxaa kasoo bixi doona Warqad adag oo lagu ayidayo baaqa Shirka iyo Gudiyada Pl iyo Jl sii daayeen.

Dagaalku hada waxuu toos udhexyaalaa Farmaajo iyo beesha caalamka.

Jibril Qoobey.