Halkee maraysaa dhismaha Dekeda Garacad?

Waxaa dherar ahaan Badda gudaha loo galay 710-Mitir Yoolku waa 1150-Mitir December in la gaaro.

Badda gunteeda hoose waxaa la gaaray 11.5-Mitir yoolku waa 13.5-Mitir December in lagu soo afmeero.

Bisha 4-aad waxaa la furayaa qaybta Maraakiibta qaada 7-kun oo Tan iyo Doonyaha,Yoolku waa Maraakiibta 30-Kun ee Tan in ay kusoo xirtaan December.

December sanadkan ayay Dekedu gabagaboosaa si rasmi ahna xariga looga jarayaa.

Jibril Qoobey.