Nabad iyo Nolol oo waji gabax kala kulmay ku dhawaaqistii 13-ka Kursi

Nabar iyo Naxdin maysan filayn in shacabka Somaliyed,gaar ahaan kuwa Beesha Hawiye uga falcelinayaan sida maanta muuqatay 13-Kursi ee been boodka ah.

Waxaa muuqatay in Shacabku barteen Farmaajo iyo kooxdiisa oo aysan iska hor keeni karin.

Hawiye meel uu joogaba waxuu lasoo istaagay doorashada gal 13-beena nagu khaldi mayside!!

Xaqiiqdii Bulshadu waa bislaatay waana kasoo istaageen dhagarta Farmaajo!!

Jibril Qoobey.