Kulankii Farmaajo iyo Beesha Caalamka oo fashil kusoo idlaaday

Waxba kama soo bixin kulankii beesha caalamka iyo Farmaajo ee maanta qabsoomay.

Wakiilada Beesha caalamku waxay ugu tageen…..

  1. Shirkii inuu qabto
  2. 17 September heshiiskii la ixtiraamo
  3. PL/JL la soo dhoweeyo Guddiyadooda
  4. Doorasho aan loo dhameyn aan la kala qaban

Wax badan kama hirgelin qodobadaas.

Jibril Qoobey.