Maxaa kasoo bixi doona Shirka Dhuusamareeb??

Dhuusamareeb waa lawada tagayaa si buuxda.

Ciidamada Amaanka Puntland caawaba waxay gaarayaan Dhuusamareeb si ay ula wareegaan goobaha ay degi doonaan Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland.

Shirka waxaa kasoo bixi doona 3-Qodob oo kala ah…

1.Madal Qaran oo Doorashada wada hogaamisa.

2.Sadex -bilood oo mudo kordhin u ah hay’adaha Fadaraaliga ah.

3.Heshiis laga gaaro arimaha laysku khilaafsan yahay.

Feb-15 keeda waxaa la bilaabayaa doorashada Seneterada Aqalka sare.

March -1 deeda waxaa la bilaabayaa soo xulida Ergooyinka dooranaya Aqalka hoose.

March 30-keeda waxaa la dooranayaa Xildhibaanada Aqalka hoose.

April-15 keeda waxaa la dooranayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraaliga ah.

Waxay ubadan tahay in uusan Farmaajo doorasho gelin oo uu tanaasulo 5-ta bisha lamase hubo boqolkiiba boqol.

Xogtan wax waa iska badali karaan.

Jibril Qoobey.