Wakiilka Qaramada Midoobey Ee Somaliya Swan oo gaaray Kismaayo

Swan waxuu ku gaaray Kismaayo socdaal qayb ka ah dadaalka doorashada.

M-xigeenka iyo Xubno kale oo Maamulka Jubaland ka tirsan,ayaa garoonka kusoo dhaweeyay.

Swan waxay kulan wada qaadan doonaan Madaxweyne Axmed Madoobe.

Socdaalkiisu waxuu qayb ka yahay kuwii uu ku maray guud ahaan Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka.

Jibril Qoobey.