Cabdixaashi oo ku wajahan Dhuusamareeb

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dalka Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ku Wargaliyay Madaxweynaha Galmudug in Maalinta Bari ah uu imaan doono Magaalada dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.