Wararkii udanbeeyay Qaraxii Hotel Afrik Ee Muqdisho

Ugu yaraan sagaal qof oo uu ka mid ahaa General Maxamed Nuur Galaal, iyo dad kale oo rayid ah ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerarka, in ka badan 10 qof oo kalena way ku dhaawacmeen.

Afar ka mid ah dadka dhintay ayaa ahaa raggii weerarka soo qaaday sida uu xalay warbaahinta u sheegay afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliya, Gaashaanle Sadiiq Doodishe.

Dadka dhaawacmay ayaa lagu daweynayaa cusbitaalada magaalada Muqdisho.

Afrik Hotel waxuu marti galiyay Todobaadyadii lasoo dhaafay Shirar Mucaaradka iyo beeluhu qabsanayeen.

Shirarkaas oo looga soo horjeeday Xukuumada Fadaraalka.

Waxaa horay ujiray digniin Hay’ada Nisa ay usii say Maamulka Hotelka,taasoo ku aadanayd Shirarkaas.

Jibril Qoobey.