Gurigii Farmaajo Ee Dhuusamareeb oo Hoobiyayaal lagu weeraray

Sidee Dhuusamareeb layskugu aaminayaa oo shir uga socon karaa.

10-Hoobiye,ayaa xalay lagu tuuray Dhuusa mareeb.

4-Guriga Dowlada hoose oo udeganyahay Farmaajo ayay ku dhaceen halka 6- ku dhacday Garoonka Diyaaradaha ee Magaalafaas.

Madaxweynayaasha Pl iyo Jl,ayaa maanta ku aadan halkaas.