Hoobiyayaashii Xalay oo looga shaki san yahay Fahad Yaasiin

Madaxweyne Deni iyo Madaxweyne Axmed Madoobe waa in ay socdaalkoodii maanta qorshaysnaa ku gaaraan Dhuusamareeb si walba oo xaalku yahay.

Waxay ubadan tahay Hoobiyayaasha Xalay iyo xaalada Amni ee Magaalada in Nisa ka danbayso,iyagoo uga dan leh in ay baajiyaan Deni iyo Axmed si fursad siyaasadeed ay uga dhex helaan baaqashadooda.

Hogaaminta siyaasada hada waa laga haystaa kooxda Nisa,waxayna samaynayaan wax walba oo ay fursad ku heli karaan.

Naarta haday galaan waa in lala galaa sababtoo ah daqiiqadihii ugu danbeeyay ee dhimashadooda ayay ku jiraan.

Jibril Qoobey.