Madaxweyne Axmed Madoobe oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa goordhaw gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug.