Wararkii ugu danbeeyay Xaalada amni ee Dhuusamareeb

Amaanka Dhuusamareeb kalsoonidii lagu qabay aadbuu hoos ugu dhacay.

Xubno naftood haligayaal ah kana tirsan argagixisada,ayaa gudaha Magaalada ku jira.

Saacad walba waxay argagixisadu awoodaa in ay Garoonka diyaaradaha iyo Xaafadaha Magaalada ay weeraraan.

Wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb oo miino fara badan lagu aasay.

Sidoo kale Fahad Yaasiin oo aad loo aaminsan yahay in uu xiriir la leeyahay argagixisada kana faa’idaysto shirqooladooda waxuu isku dayi karaa in uu magaca Alshabaab ku fuliyo Qaraxyo,Weeraro iyo Dilal qorshaysan.

Jibril Qoobey.