8-Xildhibaan oo kusoo biiray Baarlamaanka Puntland

8-Xildhibaan oo buuxinaya boosaskii ay baneeyeen kooxdii ay hor boodayeen Baduugahaye iyo Cabdi-Jamaal ee Barlamaanka Puntland,ayaa la dhaariyay.

Xildhibaanada la dhaariyay,ayaa kala ah…

1.Cabdicasiis Garagoos
2.Faarax Sulub
3.Awbaraa
4.Cabdilaahi
5.Cabdiqani
6.Faadumo
7.Axmed Cabdi Furre

  1. Afguduud

Sidaa waxaa ku buuxsamay Kuraastiii banaanaa ee Baarlamaanka Puntland.

Jibril Qoobey.