Beesha caalamka oo bogaadisay Shirka Madaxda Somalida uga furmay Dhuusamareeb

Beesha caalamku waxay bogaadisay Shirka Dhuusamareeb uga bilowday Madaxda Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

Beesha caalamku waxay ku baaqday in is afgarad la gaaro,iyadoo laga duulayo heshiiskii 17-Sep.

Baaqa Beesha caalamku waxuu xoojinayaa in aan Madasha la keenin wax ka baxsan heshiiskii 17-Sep.

Jibril Qoobey.