Shirkii Dhuusamareeb oo si rasmi ah ufurmay

Maanta 3 Febraayo, 2021 waxaa Magaaala Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Samareeb (Dhuusamareeb) ka furmay shirkii dhameystirka heshiiskii 17 September ee Doorashooyinka Dalka.

The leaders of Federal and State Governments gathered today the capital of Galmudug state of Somalia for the completion of 17 September 2020 electoral agreement.

Let us pray and hope the best for Somalia.

LEADERSHIP?

Burhaan Dio Mio