Shirkii Dhuusamareeb oo hakad nasasho lagaliyay Posted By: Jibril Qoobey February 3, 2021 Fasax muddo kooban ah Oo isugu jira Qado Iyo Nasasho ayay kala aadeen Madaxdii Shirka Dhuusamareeb fadhiday Maanta. Ilaa iyo hada wax laysku raacay majiraan,waxaana la filayaa in galabta latsku soo laabto. Share this:TwitterFacebook