Wararkii ugu danbeeyay Ee Shirka Dhuusamareeb

Doodii Ajandaha,ayaa weli socota lagumana heshiin.

Arimaha qaybna laysku raacay qaybna laga doodayo ee miiska saaran waa sida tan…

Inta la isku raacsan yahay”

  1. 17 September Heshiiskii in la xaq dhowro
  2. Arrimaha Doorashooyinka SL
  3. Arrimaha Guddiga Doorashooyinka
  4. Gedo

Farmaajo”

  1. 13 Senator
  2. Muddo kordhin

D.Goboleedyada”

  1. Cabdi Xaashi in la casumo
  2. Murashaxiinta in la casumo
  3. Maya muddo kordhin
  4. Gogosha iyo talada ha la balaariyo

Saacadaha soo socda,ayay wax kale cadaan doonaan hadii eebe idmo.

Jibril Qoobey.