Hoobiyayaal iyo Rasaas ku hoobanaya Dhuusam

Hadda Hoobiyaa ku socda, Rasaas goos-goos ahina way socotaa magaalada daraf keeda ah.

Garoonka Dhuusomareeb dhinaca xerada Amisom,ayay kusoo dhaceen dhowr Hoobiye oo aan weli khasaarahooda la xaqiijin.