Video:-Dib usoo kabasho balaaran oo ka muuqata Gaalkacyo

Madaxweyne Deni Taariikhda,ayaa xusi doonta xaqiiqdii.

Gaalkacyo oo gashay gacanta argagixisada,Khamrida iyo danbiyada ayuu dib usoo celiyey.

Gaalkacyo oo qof caadiya ka cararay ama la dilay,ayuu gaarsiiyay in maanta loosoo guuro.

Amni,horumar iyo dib usoo kabasho la yaab leh,ayaa ka muuqata Gaalkacyo.Odayaasha hadlaya maanta halkee jireen Shalay??

Talye Muumin Aadbaan ugu bogaadinaynaa shaqadiisa uu sida weyn uga soo dhalaalay.

Wariye Abshir Dhiirane waa uga mahadnaqaynaa Barnaamijkan qiimaha weyn leh soo diyaarintiisa.

Halkan ka daawo muuqaalka