Xogtii udanbaysay Ee Saakay iyo Dhuusamareeb

Shirka Dhuusamareeb??

1.Arinka Gedo Farmaajo waxuu taagan yahay Doorashada aan galno dib uheshiisiina aan samayno.

JL iyo PL waxay taagan yihiin aan xalino arinka Doorashada kadibna dib uheshiisiinta aan bilowno.

2.Arinka Gudiyada labada dhinac way isla fahmeen waana lakala dirayaa.

3.Arinka Xildhibaanada Waqooyi waa laysla fahmay waxaana laysla qaatay in labada garab lays hor fariisiyo oo iyagu wada xaajoodaan kadibna waxay heshiis ku yihiin soo wada saaraan.

3-Qodob midka Gedo,ayaan weli laysla fahmin waxayse umuuqataa labada kale in layskaga soo dhawaaday.

Shirku maanta waa sii soconayaaa …

Jibril Qoobey.