Madaxweyne Axmed Madoobe Oo laga baajiyay Shirkii jaraa’id

Madaxweyne Axmed Madoobe waa laga baajiyay Shirkii jaraa’id.

Mardhow,ayaa laysku noqonayaa oo la wada Fariisanayaa hadii eebe idmo.

Beesha Caalama,ayaa la wareegtay Shirka.

Madaxweyne Axmed Madoobe Gudigii loo diri lahaa Gedo waa diiday wuxuuna taagan yahay
(Farmaajo ka bax Gobolka oo igu soo wareeji).

Beesha caalamka,ayaa hada qof qof ula hadlaysa madaxda Somalida.

Gudoomiyaha aarlamaanka Mursal waxaa la hadashay Beesha caalamka oo digniin kama danbays ah siisay una sheegtay in uusan ku dhaqaaqin wax sharci daro ah.

Jibril Qoobey.