Maxaa Xamar ka socda Caawa??

Maxaa Xamar ka socda Caawa??

1.Mudaaharaad looga soo horjeedo Madaxweyne Axmed Madoobe oo Gedo laga abaabulayo.

2.Senetarada Aqalka sare qaarkood oo loo samaynayo Twiter si ay ugu soo qoraan Bari Shirka waan imaanaynaa.

3.Dibad bax lagu taageerayo shirka Dhuusamareeb oo Xamar ka dhaci doona.

4.Baarlamaanka oo ku darsi programme ah oo lagu shubayo.

4.Abaabul Odayaasha Jubland oo Garbahaarey in la isugu geeyo ay tahay si culays loogu saaro Maamulka Jubaland.

Jibril Qoobey.