Sh.Shariif iyo Ciidan uu wato oo kormeer sameeyay xalay

Gaadiid dagaal iyo Ciidan fara badan,ayuu xalay saq dhexe kormeer ku sameeyay 16-ka Xaafadood ee Muqdisho.

Xaafad walba waxaa heegan ku ah Talye iyo 100-Askari oo sugi doona amaanka 9-ka bisha waxii ka bilowda.

Shacabka iyo haldoorka Muqdisho waa is abaabuleen si aysan argagixisadu iga faa’idaysan awooda banaanaatay.

Jibril Qoobey.