Kulan kale oo Beesha Caalamku abaabulayso

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland waxaa dhici karta in ay Muqdisho uduulaan oo Xalane uu ka dhaco kulan iyaga iyo Farmaajo dhexmara sida ay sheegayaan ilo diblomaasiyadeed.

Beesha 6-aad,ayaa deg-deg uwada in Xalane uu ka dhaco kulan ay soo abaabuleen iyagu Maanta ama Beri.