Talyihii NISA Ee Galmudug oo Qarax lagu dilay

Taliyihii hay’ada Sirdoonka NISA ee Dhuusamareeb Qooje Cabdi Shiikh-doon iyo ilaaladiisa,ayaa ku geeriyooday Qarax Miino.

Qaraxa,ayaa lagula beegsaday meel ujirta Dhuusamareeb 20-Km.

Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo dhamaantood.

Jibril Qoobey.