Shacabka Somaliyed oo soo dhaweeyay in Farmaajo mudo xileedkii ka dhamaaday

Maanta kadib waxuu noqonayaa Madaxweynihii hore.

Hal Maalin oo danbe Somali dib uga heli mahayo.

Taariikhda waa Madaxweynihii ugu liitay ee soo mara Dalka.

Nin Caqli xun,Xaasid ah,Cuqdad qaba,Bahdilan,aragti gaaban,Fulay ah,Afgarooc ah oo Dowladnimada uyaqaan Guulwadayn.

Maalinkii lagu wareejiyay Villa Somaliya hogaaminteedii 4-sano ka hor

4-sano,ayaa naga khasaartay nasiib daro guud ahaan Somalidu waa ku faraxsan tahay in wakhtigiisii Dastuuriga ahaa uu dhaafay.

Farmaajo isagoon doorasho qaban,heshiis gelin,mudo kordhin helin in wakhtigu ka dhamaado ayay dad badan guul siyaasadeed oo Somali heshay u arkaan.

Halkan ka daawo muuqaalka