Video:-Dooda Todobaadka Ee Madasha Haldoorka

Dooda Todobaadkan waxay ku salaysan tahay Faashilka Shirkii Dhuusamareeb.

1.Hortigidii Madaxweyna wakhtigu kasii dhamaanayo ee Baarlamaanka?

2.Falanqaynta Khudbadii Baarlamaanka ee Madaxweyne Farmaajo?

3.Gobolka Gedo muxuu ugaga duwan yahay Hiiraan Madaxweyne Farmaajo ?

4.Hadii uu fashilmay Shorkii Dhuusamareeb maxaa xiga?

Martida”

Waxaa Marti noogu ah Madasha..

  1. Danjire Cabdirashiid Sh.Cali

2.Aqoonyahan bartay Siyaasada iyo Amaanka Cabdinur Cabdalla.

Halkan ka daawo muuqaalka