Xasan Shiikh Oo fariin udiray Shacabka Muqdisho Posted By: Jibril Qoobey February 8, 2021 Hogaamiye waa midkan oo kale !!! Doorashuu qabtay oo si adag ugu tartamay markii looga adkaadayna si qurux badan,ayuu xilka uwareejiyay. Saakayna Shacabka,ayuu fariin Nabadeed udiray Madaxweyne Xasan Shiikh. Share this:TwitterFacebook