In ku dhow 140-Xildhibaan oo kulan uga socdo Hotel Jazeera

Waxaan hada kulan uga socda Hotel ka Jazeera Xildhibaanada 2-da Aqal ee Baarlamaanka oo tiradooda gaareyso 140 waxayna katashanayaan marxalada kala guurka ah maadama uu dhamaadey mudo xileedkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka.

Jibril Qoobey.